Gudoomiyaha Jabhada ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Idaacada Xoriyo  fariin uga diray Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya iyo guud ahaan umadda muslimiinta.

Gudoomiyaha Jabhada ONLF ayaa Shacabka Munaasaabada Bisha Ramadan u diray hambalyo guud ahaan umadda muslimka ah, isagoo Ilaahay ka baryay inuu ka dhigo kuwa Naarta laga xorreeyo bishan ramadaan.

Gudoomiyaha ayaa ku baaqay midnimada guud isaggoo sheegay in Qadiyada Ogaden Iyo Halganka loo midoobo.

Hoos ka dhagayso:

      1. Sabti.mp3

 

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay