Iyadoo diyaar garow loogu jiro dabaaldagga Sanadguuradii 30aad ee Asaaskii JWXO ( 15ka August 1984), ayay dhalinayarada Sheeko&Shaahid inoo soo bandhigeen Muuqaal taariikhi ah oo aad u xiisa badan kana mida muuqaalada shirarkii ugu horeeyay ee dhex maray ururka TPLF ee xukunka qabsaday Itobiya 1991 & JWXO oo matalaysa shacabka Somaliyeed ee Ogadenia xiligii kala guurka ee 1991.

Waa Filim taariikhi ah oo kuu muujinaya heerarka uu soo maray Halagnaka ay JWXO hogaaminayso.

Daawasha Wacan :

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay