Weli waxaa halkii inooga socda barnaamijyada ay Dhalinyarada Sheeko iyo Shaahid ugu talagaleen xuska 30guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya. Waa hal-abuur xiisa leh ee daawasho wacan.

Muuqaalkan waa mid ay kusoo qaateen N.hurayaashii U shihiiday Xoraynta Wadanka Ogadenia ..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay