Dhamaan Shacabweynaha Somalida Ogaden iyo asxaabta halganka waxaa la ogeysiinaya in magaalada London sanadkan lagu qabanayo Shirweynihii Jaaliyadaha Somalida Ogaden ee Heer Caalami. Shirkan oo qabsoomi doona 12-14 September 2014, Waxaa lagu dhiirigalinaya in laga soo qeyb galo, gaar ahaan xubnaha Jaaliyadaha ururada bulshada, kuwa siyaasiga iyo dhamaan cidkasta oo xiiseynaysa inay wax ka oggaato qadiyada Ogaden.

Waxaad la xidhiidhi kartaa faah faahin dheeri ah Telefanada ka muuqda Shaashada.

Jaaliyada Ogaden UK.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay