Waxaan halkan idiinku haynaa Muuqaal kooban oo aan kasoo qaadanay Warbixin Sanadeedkii Suxufiga wayn ee Daahir Cabdulle Calasoow oo sheegay in Jigjiga waxa hadiiba wax loo ogolaaday loogu ogolaaday ay tahay Dhiiga Wiilasha ONLF ee Gobanimada u halgamaya balse hadii aysan kuwaasi jiri lahayn aan kuwa kale waxba loo ogolaadeen.

FG: Video-gan Suxufigu wuu dheeraa balse intan kooban ayaan kasoo qaadanay ee hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay