Ninka lagu magacaabo Ilias oo aad u dabasocda dhaq0dhaqaaqa xukuumadda Wayaanaha ahaana ninkii soo kashifay kumanaanka ardayda Oromada ah ee xeryaha loo ooday inta madaxa laga wada xiiray ayaa ugu baaqay dadka uu ku tilmaamay wadaniyiinta Itobiyaanka ah ee dagan Houstn inay ka horyimaadaan wafdiga ka socda TPLF uu hogaaminayo buu yidhi Hailemariam Desalegn oo iman doona magaaladaHouston.

Ilyas ayaa usoo bandhigay jaaliyadda Itobiyanka ah ee magaaladaa dagan (Akhri ) dhambaalka ay safaaradda u dirtay jaaliyadooda ay kaga codsanayaan inay kasoo qaybgalaan shir lagu soo dhaweynayo ninkan ay TPLF-tu soo dirsatay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay