Shir aad muhiim u ah oo uu yeeshay maamulka Faraca siskay ayaa ka dhacay Xaafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee Faraca Siskay.

Shirkan oo lagaga warbixiyay xaalada Faraca ayaa gabi ahaanba ku saabsanaa wada tashi iyo sidii loomeel marin lahaa go’aamadii kasoo baxay shirarkii billaha ahaa ee maamulka guud. Kuwaas oo dhamaantood ahaa shaqo qeexid laga doonayo in ay maamulada faracyado kalin keenaan hawlaha loo asteeyay.

Faracan oo caan ku ah abaabulka iyo kicinta bulshada ayaa xiliyadan danbe muujinaya furin fircooni dheeraad ah.

Shirka ayaa kusoo aaday xili gabi ahaanba Jaaliyadu ku hawlan yahay sidii loo qaban lahaa Xalfado waaway. Oo lagu xusayo 30 Guuradii JWXO in sha allah.

Halkan Riix.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay