Bandhig-Faneedkii Jaaliyadda Norway oo Loogu Baaqayo Dadweynaha Somalida Norway
Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku noolNorwayinuu dhici doonto Bandhig Faneedkii Jaaliyada S.Ogaadeenya iyo Bariga Afrika ee sanadlaha ahaa.
Bandhig-Faneedka sanadkan ayaa la qaban doona taariikhda markay tahay 02.08.2014 ee la soco.
Waxaad kala kulmi doontaa waxyaabo adiga iyo reerkaba ku raali galiya ee kasoo qaybgal wanaagsan.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.