Bishaaro—Bishaaro—Bishaaro

 

Maamulka iyo hawl-wadeenada idaacada qaranka ee Radio Xoriyo waxay ugu bishaaraynayaan dhagaysatyaasha iyo dhammaanba umadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Ogadenya inay bilaabeen qabashada warqadaha,emailada,codadadka xambaarsan salaamaha iyo tahniyadaha ciida barakaysan ee Ciidul-Fitriga,ka faaiidayso fursadan Radio Xoriyo  gaadhsiina salaamahaaga ,asxaabtaada,qaraabadaada iyo weliba inta aad jeceshahay.

Waxaad kusoo hagaajin kartaan  emailada : Raadioxoriyo@yahoo.com

Codadka waxaad kuso hagaajin kartaan telefon kan:  +254(0)705378894

 

Ciid Mubaaraaaaaaaaaaak

Radio Xoriyo

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay