Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan dalka Norway ayaa shalay ooy taariikhdu ahayd 2/8/2014 kuqabatay magaalada Oslo Bandhig Faneed lagu soo bandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Suuban ee shacabka Somalida Ogadenya caanka kuyahay. Munaasabadan oo loogu magac daray FESTIVAL EST AFRICAN ayaa ah mid sanadle ah ooy Jaaliyada Somalida Ogadenya sanad walba qabato. Hadaba waxaad hoos kadaawataan muuqaal hordhac ah oo kusaabsan qayb kamid ah dhaantooyinkii ay jaaliyadu shalay kusoo bandhigeen.

Dhaanto Aad Uxiisa Badan oo Norway Lagu Qabtay

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay