Jaaliyadda Ogadeniya ee Los Angeles, California oo suurta galiyey inuu shirkii wayaanuhu qabsoomi waayo afartii saac ee ugu horeysay kaasoo lagusoo gabagabeeyey 30ki daqiiqo ee ugu dambeysay waxaana la odhan karaa shirkaasu ma qabsomin.

halkan ka daawo horudhac qayb ka mid ah banaanbixii kadhacay halkaas BANAANBIXII LOS ANGELES

 
 

1 Comment

  1. abdalla says:

    waxaan daawaday banaanbaxa ay jaaliyadda eer Ogaadeeniya iyo shucuubta kale ee wayaanaha ku kacsan ay ku sameeyeen halkii ay wakiilada wayaanuhu doonahayeen shir inay ku qabtaan, waa guul ay soo hooyeen iyo guul-darro iyo waji gabax gumaysiga halkaas ka raacay, waxaan leenahay jaaliyadda reer ogadeeniya guulaysta guulana haidila jiro, wada oo sii xoojiya dibad-baxyada waa tallaabooyinkii u danbeeyey ee uu ku dhici lahaa dhiigyacab zinawi dhuunta alla ha ku dhufto

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay