Afhayeenka kooxda Wayaanaha ee TPLF Reidwan Hussein oo booqasho kujooga dalka marayka gaar ahaan gobolka Virgina ayaa waxaa suuqa dhexdiisa ku eryaday koox Itoobiyaan ah oo aad ooga cadhaysan in mid kamid ah kooxda gabalkeedu dhacay ee kunaaxay dhiiga shacabka rayadka ah ee Itoobiyaan. Ridwaan Xuseen oo suuqa dhexmaraya ayaa kala kulmay arin uusan islahayn way kuqabsan doontaa haseyeeshee wuxuu kubaxsaday faro caaradood. Waxaad hoos kadaawataan filin muujinaya fadeexadii iyo aflagaadadii loogaystay afhayeenka Wayaanaha:-

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay