Waxaad halkan ka dhagaysataa warbixin uu kasoo diyaariyay muwaadin ree Ogadenya ah oo aad uga xumaaday siyaabaha uu uga hadlay Umal socdaalkiisii gaar ahaan Ogadenya iyo mawqifka uu ka taagan yahay Umal qadiyadda Ogadenya guud ahaan, gaar ahaan intii ka dambaysay is-dhiibkii Itixaadka oo uu ka tirsanaa. Waxaa xusuusteeda leh in waaguu bakhtiyay Meles Zinawi oo uu Sh. Umal ka hadlayay dhibaatooyinka uu ninkaasi u gaystay umadda Somaliyeed inuusan waxba kasoo qaadin dhibkuu u gaystay shacabka Soomliyeed ee Ogadenya. Tolow ma wada dhalashada ayay eedeen kuwaa??

Waa warbixin mudan in sii fiican loo dhagaysto loona dhuujiyo ..

      1. umal4

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay