Waxaad halkan ka dhagaysataa Qaybtii 2aad ee warbixintuu ka diyaariyay muwaadin aad uga xumaaday siyaabaha uu uga hadlay Umal socdaalkuu sheegay inuu ku soo maray Ogadenya taasoo muujinaysa mawqifka uu ka taagan yahay Sh. Umal qadiyadda Ogadenya guud ahaan, gaar ahaan intay xaroodeen ururkii Itixaadka oo uu ka tirsanaa.

Sh. Umal aqoon la’aan mahayso uu ku kala garto gaboodfalka uu ka galayo shacabka masaakiinta ah oo maalinta la’is xaasibanayo la weydiin doono sababtuu ula saftay cadawgoodii oo beenta aan jirin uga sheegay,Ilaahayna wuxuu yidhi;

 ولا تكتموا الشهادة ومن يكتمها فإنه آثم قلبه والله بما تعملون عليم 

Tolow ma wada dhalashada ayay eedeen kuwaa??

Waa warbixin mudan in sii fiican loo dhagaysto loona dhuujiyo .

      1. Q2aad

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay