Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahan Gobolka Guateng iyo nawaaxigiisa la ogaysiinayaa in la qabanayo xalfad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagayo 30guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF).

Hadaba xalfada oo loosoo agaasimay si heer sare ah ayaa dhamaan shacabka Somalida loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan, waxayna ka dhacaysaa;

Taariikhda  : 27/08/2014

Saacada  xalfada  : 08:00 pm – 10:00 pm

Goobta    : Mayfair Cultural Center 177 9th

Avenue {shopprite ka hortiisa hoolka ah}

Faa-faahin :

0842174892   Mr Yusuf

: 0742529590 Mr Saciid

 ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay