Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan 4ta dal ee Scandinavia la’isku yidhaahdo la ogaysiinayaa in lagu qabanayo xalfad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagayo 30guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF).

Hadaba xalfada oo loosoo agaasimay si heer sare ah ayaa shacabka Somalida Ogadenya ee dalalka kala Denmark, Sweden, Norway iyo Finland loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan xafladda  oo lagu qaban doono Sweden. Goobta iyo Goorta:

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay