Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton ee gobolka Alberta iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qayb galaan Xaflad si fiican loosoo agaasimay oo laagu dabaadagyo 30Gguuradii Asaaska Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO/ONLF).

Waxaa xaflada lagu soo bandhigi doonaa Suugaan Halgameed sida Dhaantooyin, Gabayo iyo waliba Majaajilooyin.

Waxaa la qaban doonaa :  AXADA AUGUST 31 2014
Goobta lagu qabanayo waa  : NORTHMOUNT COMMUNITY CENTRE 9208-140 Ave NW / EDMONTON AB.  

Waqtiga ay Bilaaban waa :    4:30PM -9:00 PM

KALA SOO XIDHIIDH WIXII FAAHFAAHIN AAD U BAAHATO :

ABDIRAAGE ALI.              587 594 0995
ABSHIR  ADAN.                780 200 6616
MOHAMED SHAQLANE.  780 210 0910 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay