Xaflada sanad Guurada aas aaska jabhada wadaniga xoraynta Ogadeniya ee wadamada Scandanevian ka ayaa hada sitoosa uga bilaabatay Magaalada Stockhlom ee caasimada wadanka Sweden.

Xafladan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal dad ah oo isaga ka yimid 4 ta wadan ee Scandanevian ka laysku yidhaahdo iyo wadama kale oo qaarada yurub  ayaan idiin soo gudbin doonaa faah faahinteeda iyo sawirada intaba anagoo hawada sitoosa ugu jira

 

ONA/Stolkholm

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay