Sidaad wararkaanagii hore ku,aragteen ba waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 16/8/2014, lagu qabtay caasimada dalka Sweden ee Stockholm munaasabadan balaadhan siwanaagsana loosoo agaasimay taasoo lagu xusayo sanad guuradii 30-aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee looyaqaano ONLF. Waxaa siwadajir ah ooga soo qaybgalay xuskan afarta Jaaliyadadood ee la,isku yidhaahdo Scandinavian ka kuwaasoo kala ah Sweden, Denmark, Norway iyo Finland. Hadaba waxaad hoos ka,aawataan Muuqaalo aad uxiisa badan oo kusaabsan xafladii shalay.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay