Galabta  00 Sabti ah 23 Aug 14 ayaa waxaa loo balan sanyahay munasabdii lagu xusayay aas aaskii JWXO oo 30 jirsatay. Hadaba hadal haynta ugu baladhan ee bulshda Minnesota maanta aya waxay ahayd xaflada iyo u diyar garowgeeda.

Waxaa ilaa iyo daraad ku soo qulqlayay gobolka Minnesota wufud ka imanayay gobolada kale ee wadanka maraykanka dhexdiisa iyo waliba dalka Canada. Wufudan ayaa magalada aad usoo bux dhafiyay.

Waxyabaha aadka mal mahan looga daremayay Minnesota ayaa ahayd, bilicda dharka ay ku xardhanyihiin astanmaha halgnkaa oo si aad ah loogu dhex arkayay  magalada Minneapolis dhexdeeda.

Munasabadan oo aad moodo in qaab ababulku uu ka baxad waynyahay sidii horay loo arki jiray  ayay dadku sugi layihiin furitanka munasabada, balse waxaa ka hadhay oo haliya mudo sacado ah haduu Eebe idmo.

Haka foganin wehelkaga wararka ONA xaqiqada ah, oo si toos ah madhasha shirku ka dhacayo idinka soo tabin doona hadba say wax u socdan.

 

ONA,

Minneapolis.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay