Habenkii Sabtida August 16 2014, ahaa ayaa waxaa gobolka Nebraska ee wadankan Maraykanka lagu qabtay munasabad lagu xusayay sanad guradii 30 ee ka soo wareegtay aas askii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay dad u fara badan oo bux dhafiyay madashii munasabada.

Waxaa munasabadani ay  ahayd mid ay aad ugu diirsadan dadka daneeya halganka Ogadenya ee jecel xornimada iyo sharafta shacabka bulshada Ogadenya.

Sawiradani waa hor dhac, dib ayaan warkoo fahfahsan idinka soo tabin doonaa.

ONA,

Nebraska.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay