Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada muslimiinta ah inay ka faa-iidaystaan muxaadra qaali ahoo Fadiilatu. Sh. Maxamed Cisman Geedi ( Sh Nadiir) uu kaga hadli doono arimaha ka socda dalka Ogadenya.

Wuxuu idin siinayaa fursad dahabi ah oo aad kaga bogataan wixii su’aala ah ee ku saabsan Xaqninada Halaganka JWXO ay Kula jirto gumaysatada Ethiopia. Muxaadarada waxay dhacaysaa maalinta:

Jimcaha (Friday); 22-08-2014.

Saacadda : 07:00 PM To 08:00 PM waqtiga Koonfur Afrika/Johannesburg. 

Halkaa saac Meelkasta ood joogto Su aal sheekha Kala soo Hadal Mobile No. +27788848323

Sheekhu wuxuu yidhi Halkaa saac waxaan doonayaa in aan u faa-iideeyo Ruuxii doonaya inuu Ilaahat dartii ugu hiiliyo Walaalihiisa kula jira jihaadka gumaysiga Itobiya ee u baahan hiilada qof kasta oo muslim ah.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay