Shabakadda Waagacausub ayaa soo bandhigtay sskari qirtay inuu ka tirsan yahay nabadsugida Ethiopia oo lagu magacaabo Cabdiraxman Haajir. Sidaan la socono Gacan-ku-dhiiglanah ayaa ka mid ahaa nimankii lagu qabtay Gaarisa ee ka dambeeyay dilalkii qorshaysnaa ee laga fuliyay dalka Kenya, kuna dambeeyay fashil uu ka mid ahaa kii lagu qabtay gacan-ku-dhiiglahan.
Wuxuu Gacan-ku-dhiigle Haajir qiranayaa in hadafka ka dambeeyay dilalkii ka dhacay Kenya uu ahaa in dagaal qabiil uu ka dhaco Kenya, taasoo uu ku sheegay in laga soo rarayo Ogadenya, siduu sheegtay, taasoo muujinaysa qorshaha Itobiya ay ka damacsanayd Ogadenya inuu ahaa dagaal qabiil inuu isu badalo halganka lagaga soo horjeedo gumaysiga.
Ninkaan ayaa qirtay, siday qoreen Waagacusub, inuu dilay dad ka mida taageerayaasha Jabhada ONLF ee dagaalka gobanimadoonka kula jirta gumeeysiga Ethiopia. Daawo.
ONA.
The Waagacusub network has released footage of a soldier named Cabdiraxman Haajir, who confessed that he is a member of Ethiopia's security service. As we know, this assassin was among the men arrested in Gaarisa who were behind the planned killings carried out in Kenya, which ended in failure, including the arrest of this assassin.
The assassin Haajir confesses that the goal behind the killings that took place in Kenya was to spark a clan war in Kenya, which he said would then be carried over from Ogadenia, as he stated. This shows that Ethiopia's plan for Ogadenia was for a clan war to replace the struggle being waged against colonialism.
This man confessed, as Waagacusub wrote, that he killed people who were among the supporters of the ONLF Front, which is engaged in a war for freedom against Ethiopian colonialism. Watch.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
