Minneapolis, Sabti 23 Aug 14, Munasabadii sanad guuradii 30 ee JWXO ee Minneapolis ayaa si aad u wanaagsan u soo dhamatay wakhti dhow ka hor, ayadoo ay caawa ahayd habeen tarikhda qalay markalaga firiyo tagerada loo mujiyay halganka xaqa ah ee Ogadenya.

Indhahagaa  kuu macalina wacdaraha cawa ka dhacay Minneapolis. Yaan lagaaga shekaynine daawo sawirada.

Waxaanu wakhti dhow idiin soo gudbin doona barnamijyo muqaal ah oo laga soo diyariyay Munasabadii tarikhiga ahayd ee cawa ka dhacday Minneapolis.

Ha ka foganin wehelkaga wararka ogadenya iyo Caalamka.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay