Bandhig-Faneedkan oo lagu qabto sanad walba dalka Finland sanadwalba ayuu Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU EE Finland kusoo bandhigay Hidihii iyo Ciyaarihii dhaqanka ee shacabka Ogadenya taasoo dadweynihii daawanayay ay sii aad ah ula dhaceen.

Waxaa kasoo qaybgalay dad badan oo ajaanib ah iyo dadka Finland-ka ah iyo jaaliyadaha Afrikaanka ah ee ku nool dalka Finland. Waxaad naga sugtaan filimka laga duubay bandhigga oon goor aan fogayn idin soo gaadhi doona.

wiilwaal/Finland

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay