Shalay oo ay taariikhdu aheeyd 23kii bishan Agoosto ayaa waxaa lagu qabtay dalka Switzerland xuskii sanadguuradii 30aad ee aasaaska Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya (JWXO). Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Switzerland iyo jaaliyda Soomaaaliyeed ayaan u kala hadhin xuska munaasabadda.

Waxaa Xuska sanadguurada 30aad marti ku ahaa Mudane Riyaale Xaamud oo ka mid ah xubnaha Golaha Dhexe ee jabhada.

Waxaa shirka qudbado qiimo leh ka jeediyay Mudane Xaamud, caaqil Qotame, aqoonyahano iyo qeeybaha kala duwan ee bulshadii shirka ka soo qeeyb gashay. Naftii hure Riyaale Xaamud ayaa xusay in aasaaska fikrada JWXO ay lahaayeen xubno lix ah maantana malaayiin Soomaali ah xubno ka yihiin.

Halkan ka Daawo Inyaroo Hordhac ah ..

Swiss xaflad

Fanaaniin caana ayaa heeso guugaabo goobta ka qaaday oo ay ka mid ahaayeen Marwo Leeylo Cali iyo Cabdoow Muurii.

Shirkoo maqal iyo muuqaal ah goor dhaw fisha.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay