Waxaa lagu qaban doona 7da Bisha soo socota ee September Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 30Guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaenya. Xafladda ayaa lagu soo bandhigi doonaa arima badan oo muhiim ah.

Waxaan ka madhnayn xafladda Suugaan ay fanaaniin caan ah idiinku marti yihiin. Hamoogaanina. Goobta iyo Goorta xafladda la qaban waa :

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay