Waxaa ka furmi doonaa caasimada UK ee London shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya. Shirweynahan oy kasoo qaybgali doonaan madaxda JWXO iyo xubnaha bulshada iyo martisharaf kala duwan oo caalamka dacaadeeda isaga iman doona ayaa lagu falanqaynayaa arima badan oo muhiim u ah geedisocodka Halganka Shacabka Somaliyeed ee Ogadenya.

Shirweynaha oo bilaaban doona 22ka Bisha ayaa ka dhici doona goobtan:

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay