Maalinimadi Arbacada ayaa waxaa garoomada Magaalada London kasoo dagay wufuudii Jaaliyadaha Norwey, Denmark, Sweden, Sandiego USA. Iyo xubno masuuliyiin ah oo kamid ah Golaha Dhexe ee JWXO kuwaas oo ku marti qaadan shirkan. Maalinta Khamiista ah ayaa lafilaya 40 Jaaliyadood oo kakala imanaya daafaha Aduunka inay kasoo dagaan maggaalada London.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay