Ogaysiis kahadlaya Xasuuqa iyo gumaadka naxariis darida ah ee kasocda Ogadenya ayaa lagu bandhigay webka ESAT-TV (www.ethsat.com) uu kuleeyahay barta Internetka. Sida Ogaysiiska lagu sheegay waxaa filinka uu hawada soogali doonaa maalinta Khamiista ah eey taariikhdu kubeegan tahay 16 September 2014. Dhanka kale qadar hordhac ah oo kamid ah filimkan uu TV-ESAT gacanta kuhayo ayaa waxaa kamuuqda muuqaal aad unaxdin badan oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay sitoos ah ay gacanta kula jiraan. Hadaba waxaad ogaysiiska ESAT kadaawan kartaan mareegtan hoose.

Riix Halkan:

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay