Barnaamijkii Ilays oo maalin kasta oo Arbaca ah laga daawado dunida dacaladeeda ayaa xalay wuxuu lahaa xiise gaar ah. Weli waxaa socda tijaabintii barnaamijka qaybihiisa kala duwan gaar ahaan qaybta Internet-ka oon rajaynayno inuu goordhow taabagal noqon doono.

Barnaamijka Ileys wuxuu ka mid yahay guulaha Halgamaaga. waxyar oo laga soo duubay halkan ka daawada.

Barnaamijkii I L A Y S TV 03 August 2011 from Radio Xoriyo on Vimeo.

 
 

1 Comment

  1. asad says:

    maansha allaah mar hadaan daawanayno barnaamijkii ilays waa Aallaah mahadiis waxa aana u mhad celinayaa dadkii ku dadadaalay in uu hawda ku soo laabto barnaamijkan wayna mahadsanyihiin waxa an halkan salaan uga dirahayaa dhamaan ciidanka wadaniga xoraynta ogadenya ONLF jwxo waxa aan leeyahay waan idin garabtaaganahay gulaysta

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay