Saaka subaxnimaddii 9:30 am ilaa iyo hadda ayaa waxaa ka socda mudaaharad balaadhan Hotelka Royal York oo ku yaala badhtamaha magaaladda Toronto, banaanbaxaas ooy qabteen Jaaliyadda Ogadeniya ee Toronto, Oromiya iyo Axmaarada ayaa si aad ah looga soo qab galay. Mudaaharaddkaas ayaa looga soo hor jeedaa dawladda Canada iyo tan Itoobiya oo shir beecmushtar ah ku leh Hotelka.

Dadka Mudaaharaaddaya ayaa socdaal ku tagey xarunta saxaafadda ee canadian broadcasting corporation (CBC) kadibna waxay socdaal ku mareen wadda wayn ee Front St. ilaa iyo Hotelkii uu shirka ka socday oo ay joogeen wasiiradda ka socda dawladda Itoobiya



 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay