Waxaa farxad inoo ah inuu barnaamijkii Ileys uu dib ugu soo laabtay daawadaayaashii xiisaha u qabay. Weli waxaa socda tijaabintii barnaamijka qaybihiisa kala duwan iyo qaybta Internet-ka oon rajaynayno inuu goordhow taabagal noqon doono. Barnaamijka Ileys wuxuu ka mid yahay guulaha Halgamaaga.

Daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay