Jaaliyada Turkida ee ku nool wadanka UK oo kamid ahaa dadkii lagu casuumay Shirweynaha sanadlaha ah ee Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya oo sanadkan lagu qabtay magaalada London ayaa waxaa shirka goob joog ka ahaa Warbaahin ay kamid tahay saxaafadda wadanka Turkey.

Mudane Dayib Bakior oo ah suxufi weyn oo dalkaTurkeycaan ka ah una shaqeeya Wakaalada wararka ee ILKHA ee laga leeyahay wadanka Turkey oo ah wakaalad ay saxaafada wadanka Turkey iyo TV-yada iyo wargeysyada ay ka qaataan wararka ayaa soo saaray shirweynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadeniya ee sanadlaha ahaa.

Waxaana warkan lagu daabacay wargeysyo aad u tiro badan oo laga aqristo wadankaTurkeygudahiisa, Sidoo kale waxaa lagu soo qaatay wararka TV-yada wadanka Turkey maalinimadi shalay aheyd. 15/09/2014.

Wargayska Ilkha ayaa shacabka Turkiga u diyaariyay warbixintan hoose:

http://www.ilkehaberajansi.com.tr/video/ogadenli-muslumanlarturkiyeli-kardeslerimiz-sesimiz-olsun-video-izle.html

http://www.ilkehaberajansi.com.tr/haber/ogadenli-muslumanlarturkiyeli-kardeslerimiz-sesimiz-olsun.html

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay