Shirkii ay Dhalinyarada OYSU ku qabteen Nairobi oy kasoo qaybgaleen dadweyne farabadan oo Somali ah ayaa waxaa laga jeediyay khudbada qiimi badan oo dadkii kasoo qayb galay ay kula dardaarmayeen Dhalinyarada Somaliyeed iyo sidii loo garab joogsan lahaa shacabka Somaliyeed ee Ogadenya.

waxaa ka mid ahaa dadkii ka hadlay madasha Sheekh Maxamad oo si weyn ula hadlay guud ahaan dhalinyarada Somaliyeed. Khudabdii Sheekh Maxamad halkan ka dhagayso:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay