Gumaysiga Itoobiya wuxuu beesha caalamka kumashquuliyay horumar iyo dimuqraadiyad aan afka baarkiisa dhaafsanayn. Dad badan oo Geeska Africa kudhaqan gaar ahaan Somaliya waxay si indho la’aan ah u aamineen ineey Itoobiya tahay quwada kaliya ee Geeska Africa kajirta. Saraakiisha Ciidanka ee kooxda TPLF waxay boob iyo musuq maasuq kuqaateen hanti aan lasoo koobi karin. Dhanka kale waxaa Itoobiya kunool malaayiin aan haysanin nolol maalmeedkii ay xaqa ulahaayeen.

Hadaba waxaad hoos kadaawataan muuqaalo naxdin leh oo siqarsoodi ah looga sooduubay Waqooyiga Itoobiya gaar ahaan Gobolka Tigray si’aad indhihiiga oogu aragtaan sida shacabka Itoobiya ay unool yihiin.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay