Xafiiska Radio Xoriyo oo noo bilaabay inuu cod ahaan noogu soo daayo maqaalada –JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan – ayaa nasoo gaadhsiiyay Q1aad ee taxanahaa. Maqaaladaa oo ka koobnaan doona qodobadan hoose

-Barnaamijka TPLF/Itobiya aaminsan tahay
-Somaliya siday gacanta ugu dhigtay
-ONLF siday ugu suurtagashay inay looltan la gasho Itobiya
-Iskudayga Itobiya inay ONLF kula dagaalanto habkay kula dagaalantay Somali

Ayaad qayb walba halkan ka dhagaysan doontaan. Qaybtii 1aad :

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay