Nin kuhubaysan bastoolad ayaa dhawr xabadood kariday aga gaarka safaarada uu Gumaysiga Itoobiya kuleeyahay caasimada dalka Maraykanka ee Washington. Sida kamuuqata muuqaalkan hoose ninkan rasaasta uu riday wax khasaare ah ooy gaysatay lama soo sheegin. Wali waxaan lashaacinin ujeedada uu kalahaa ninkan inuu safaarada dhexdeeda rasaasta karido . faah faahintan dhacdadan wararkaanaga dambe yaad idiinku soo gudbin doonaa haduu eebuhu yiraahdo.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay