Dawadayaal marka aad dawato arinta uu sheku ka hadlayo, bal waxaad is waydiisaa dadka sacabada utuma ee ku farxa ama dhidid dhowrka u ah gumaysiga Ethiopia ee maalin iyo habeen laynaya Shacabka Musliminta ah ee Ogadenya inuu islamku goan cad ka gadhay oo aynan shegan karin Islamnimo ayaga oo aan Rabi (SW) aan uga towbad keenin danbiga ay ku dheceeb oo ah inay Gumaysiga Ethiopia ka jecladeen walaahooda Islamka ah ee Ogadenya.

Muhim:Kalimada Axmar walow ay tahay gowmiyad ka mida qowmiyadaha daga Ethiopia balse dadka somalida ihi marka ay isticmalayan kalimada Axmar waxay ula jedan Gumaysiga Ethiopia.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay