Waxaa maanta (08 October 2014) lagu qabtay xerado qaxootiga Ifo  shirkii dalada culimada diinta ee Bariga Afrika oo loosoo gaabiyo (UCABA). Shirkan oy kaso qayab  galen  dalada culimadu  ahaana mid aad loo dhowrayay mudana laqaban qaabinayey ayaa ahaa mid ahmiyad wayn uleh  dhammaan bulshada  bariga afrika   gar ahana culima awdinka  aya waxa  furay  gudomiyaha   dalada  Culimada Sheekh Maxamed  wuxuna kuso dhaweyay  shekh abdiqadir  o ah  hoggaanka   dacwad ogista  kunafuray siidi caadada ahayd wacdi  qiimabadan  kadibna  waxa ladhaexgalay  qodobadii shirka    oo ay  ugu horaysay  war bixin  aad waafi ah iyadoo uu kawarbixiyey masuul walba faracii uu matalayay   iyo  wax qabadkii  laanta culima awdiinka  iyo dalada,kadib na waxa laga dooday  qodobo  aad ulahaa ah miyad qalin kana laguduugay, noqona  doona qodabo  ladhaqan galin doono waqtiga ugu horeeya.

Shirka oo mudo saacado ah socday ayaa waxaa lagu gaadhay Go’aamadaan

1-     Dhamaystirka  dhismaha laamaha culima  awdinka  ee jaaliyadaha Ogaadeeniya ee Aduunka.

2-     Barashada  xeerka,kudhaqankiisa iyo dhaqangalintiisa

3-     Kadhaadhicinta ummada  halganka  JWXO  iyo  culimada soomaaliyeed.

4-     Kahortaga  fitanta  qabyaalada iyo wax kasta oo keeni kara burbur.

5-     Qabashada  muxaadaro  loogu sheegayo bulshada waxay kaqab to diintu  dad ka raaca gaalada  ama  ugargaara.

6-     Midaynta iyo dhisida bulsho  kamidaysan  dhaqan  iyo  wax qabadba   iyo kadhisida  bulshada  xaga aqoonta.

Gabagabadi   wuuxu shirku  baaq udiray  bulshawaynta Soomaaliyeed, Sidoo kale shirku wuxuu bogaadiyay Naftood hurayaasha jiida hore kujira, waxaana shirka lagu cambaadheeyey xukuumada gumaysiga Ethiopia adeegayaasheeda meelkasta oo ay joogaan.

shirkan oo ahmiyad wayn  lahaa  waqtigan  wuxu kusoogaba gaboobay jawi aad uwanaagsan.

Maxamed,

ONA,Ifo

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay