Waxaa nasoo gaadhay dardaaran uu noo soo diray Xaji kamid ah xujaajda S.Ogadenya. Waa dardaaran aad u qiimi badan oo meela badan taabanaya gaar ahaan;

1- Dardaarankii ugu dambeeyay ee mujaahid Sh. CabdiCizi Allaha ka waraabiyo Firdoosa.

2- Dardaarankii Sh. Ibraahim C/dalla uu kasoo xigtay.

3- Gabay yaroo Alla Barri ah.

4- Dardaaranka Xaajiga.

Maqal wanaagsan:

      1. dardaarankii Xaaji

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay