Muxaadara aad u qiimi badan oo ka xogwaramaysa waajibaadka qofka muslimka ah saaran marka dalkiisa lagu soo duulo. Muxaadaradan oo Q2aad aan dib kasoo dayn doono wuxuu sheekha si fiican u qeexay aayadaha iyo axaadiithta kusoo aroortay arimaha jihaadka iyo sidoo kale taariikhdii asaxaabta iyo halgankii dheeraa ay soo galeen isagoo kula dardaarmaya umadda inay ku daydaan taarikhdaa ifaysa. Wuxuu si fiican u sharxay axaadiithta kusoo aroortay qofkaan sidaa ku sifoobin inuu la mid yahay munaafaq haduu sidaa ku geeriyoodo isagoon naftiisa kula balamin inuu mar un duulaanka ka qaybgali doono. Dhagaysi wacan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay