Waxaa maanta shir isugu yimid gudiga jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee dalka Finland
kulankan oo ahaa mid ay isugu yimaadeen gudiga jaaliyada ayaa ka dhacay xarunta jaaliyaddu kuleedahay magaalada Helsinki
shirkan ayaa ahaa qiimayn hawlaha jaaliyadda iyo Kala warqaadasho guud.
waxaa shirka looga hadlay arimo badan sida waxqabadkii jaaliyadda sannadkan gabagabada ah iyo soo dhoweynta iyo u diyaargarowga sannadka soo socda.

ONA
Helsinki

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay