Filimkan arima badan oo ka daahsoonaa dadweynaha S.Ogadenya ayaa lagu soo bandhigay. Filimka wuxuu ka waramayaa Ibraahim Dheere markii lagasoo masaafuriyay Mareykanka iyo hawlihii uu Meles u xilsaaray. Waxaa ka mid ahaa hawlahaasi inuu dhex galo halganka ka socda Ogadenya iskuna dayo inuu ka mid noqdo maamulka sare ee JWXO isagoo usii maraya in la mideeyo UWSLF oo uu lahaa madax ayaan ka ahay iyo ONLF. Ujeedadana waxay ahayd in Itobiya meelwalba mariso in xooga dagaalamaya ay yihiin argagixisadii Itixaadka oo magac cusub qaatay, waxaana cadayn u ah ninkii laga soo masaafuriyay Maraykanka oo madaxda ururka ka mid ah, ahna ninka hogaaminaya ciidankooda.

Arimahaa iyo siyaabaha ONLF ay uga baxday shirqoolka ay Ibraahim Dheere iyo Meles u maleegayeen, gadaal ayaan kaga hadli doonaa. Inta ka horeysa Filikan Daawad saad u fahamtaan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay