Waxaa noo soo diray sawirkan uu ku cabirayo xaaladda ay ku sugantahay Somali muwaadin Somaaliyeed oo akhriyay maqaalka cinwaankiisu yahay – Itobiya Diyaar Uma aha Hadda … -.

Wuxuu soo raaciyay Sawirkan; ” Si kastaba ha ahaatee, waxaa iyada hubaal ah inay Itobiya afka u kala qaaday inay liqdo Somali, inay arintaasi u hirgali iyo inkale waxay la mid tahay sawirka shimbirkan oon ku tilmaamay Somali. Shimbirkan inuu duulay iyo inuu maskaa afka u kala qaaday liqay, sawir-qaadihii taagnaa nooma soo sawirin. Hasa ahaatee, waxaan ku darsaday Daban-gaalaha Ilaahay u baryaya inuu badbaadiyo shimbirta, waxaanan leeyahay Ilaahay ha badbaadiyo Somali.” Saxardiid.

Waa Sawir cabiraya xaaladda naxdinta leh ee Somali ay ku sugan tahay. Ilaahay umbaa ka badbaadin kara shirqoolka Itobiya la maagan tahay.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay