Waxaa maanta Sabti  22.11.2014  kulankoodii bilaha ahaa isugu yimid xubnaha jaaliyadda Norway

Kulunka waxaa ugu horeyn lagu furay aayahadaha quraanka kariimka & Wacdi uu soo jeediyay sheekha jaaliyadda Norway .

Waxaa aayadaha quraanka ku xigay heesta calanka ogaadeenya , kadib waxaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa dal & Dibad soo jeediyay gudoomiyaha jaaliyadda Mudane Cabdishakuur Xaji C. Budul.

Kadib waxaa lagalay Falanqeyn waxqabadkii jaaliyada ee bishii tagtay, waxaana la qiimeeyay wixii qabsoomay & wixii Aan qabsoomin, kadib xubnuhu waxay falanqeeyeen qorshaha jaaliyadda ee bisha disember.

Shirka ayaa dhamaan waxyaabihii lagu wadahadlay laysku afgartay.

Shirka ayaa wuxuu kusoo gabagaboobay guul & isafgarad.


ONA Norway

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay