Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika gaar ahaan Xubnaha Xarunta in uu jiro shirar aad u muhiim ah oo  kakala dhici doona magaaldaPretoriaiyo magaaladaJohannesburg

kasoo qayb galkaagu waa muhiin fadlan meel aad kusugan tahay oo xarunta Jaaliydaa kamid ahba waxaa lagaa doonayaa in aad midkood kasoo qayb gasho:

Magaalada Pretoria 

– Maalinta Jimcaha ee :  28/11/2014

– Waqtiga waa : 01:30 pm – 04:00pm

– Goobta waa :  Xaafiiska Jaaliyada

Magaalada Johannesburg 

– Maalinta Axada ee :  30/11/2014

– Waqtiga waa : 01:30 pm – 03:45 pm

– Goobta waa  :  Xaafiiska Jaaliyada

Wixii Faah Faahin ah kala xidhiin Laanta Abaabulka Iyo Arimaha Bulshada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay