Marwo Qasida oo kamid ah xubnaha jaaliyada Ogaadeeniya ee wadankaUKahna Gudoomiye kuxgeenka uruka haweenka Ogaadeeniya ee Magaalada London ayaa si nabad ah kusoo gaadhay wadanka Koonfur Afrika, waxayna marwadu wadanka usoo gaadhay hawlo isku dhaf ah.

Marwo Qasida waxaa si hagar la,aan ah loogu soo dhaweeyay Xaafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee magaaladaJohannesburghalkaas oo ay ku qaabileen xubno isugu jira Maamulka Jaaliyda, Maamulka Haweenka, Ururka Dhalinyarada OYSU SA iyo xubno Jaaliyadeed.

Waxay Marwadu ka warbixisay xaalada JaaliyadahaUKiyo guud ahaanba qaarada Yurub. Waxaa dhanka kale looga warbixiyay qaab dhismeedka Jaaliyada Ogaadeneiya ee K.Afrika iyo habka ay u shaqayso.

Kulankan oo ahaa mid isbarasho iyo kala warqaadasho ah ayaa si farxad leh laysugu qaabilaya Xaafiika Jaaliyada ee JHB.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay