cabdi-ileyWaxaa isoo gaadhay warbixin aad iiga yaabisay, inkastoo aan waxyaabahaa qaar ka ogaa, hadana warqadda sida hoose la’iigu soo dhiibay markaan akhriyay waxaan odhan karnaa Wax aduunka horey uga dhacay ma’aha arimaha Ogadenya ka dhacay 5tii sanee u dambaysay. Warqaddan oon codsanayo in dhamaan umadda Somaliyeed, gaar ahaan shacabka Ogadenya ay wada akhriyaan waxaad ka heli doontaa macluumaad kuu sahla inaad fahamto dhibka soo gaadhay shacabka Somaliyeed ee Ogadenya meesha ay salka ku hayso. Waxay ku bilaabeen dadkii soo diyaariyay warqadda sidan;

Waxaan u sheegaynaa shacabka S.Ogadenya ee ayaan darada ay haysato, in aay jiraan kooxo Cabdi iley u qaabilsan inay soo daawadaan filmada taxanaha ah (Serial) iyo kuwa kale ee caadiga ah ee ku saabsan guud ahaan  sida loo marin habaabiyo bulshada iyo sida loo ciqaabo ama loo silciyo aadamaha. Filimadan intooda badan waxaa usoo gudbiya Cabdi iley Sirdoonka Itobiya iyagoo soo raaciya taladooda.

Kooxdan oo uu Cabdi iley mushaharku ka siiyo xafiiska nabadgalyada ayaa waxay qaabilsan yihiin in aay soo daawadan soona turjumaan macnaha guud ee uu filinkasi xanbaarsan yahay ayaa habeen walba waxaay soo turjumaan soona bandhigaan filimada cusub ee aay soo heleen ama soo daawadan kadibna waxaay u keenan Cabdi iley oo kalabaxa wixii markaas uu doonayo. Hadaba guud ahaan wuxuu filamadaas kala dhexbaxaa sida beenta loo isticmaalo, sida  dhibaatada loo  abuuru kadibna looga dhigi karo aalad ama (means) loogu adeegsan karo ciidi kasoo horjeeda, sida beenta iyo fidnada loo isticmaalo ama uu systemka dawlada federaalka ihi uga noqon karo kan dhibaatada abuuraya ee hadana xalkeeda raadinayo dhibaatadii, adeegsiga in la adeegsado diinta iyo dhaqanka bulshadaas oo lagu dhexgabado waxa aay dadku  aaminsan yihiinin, sida loogu tagrifalo awooda dawladda xagga awood maaliyadeed ama dhaqaale iyo guud ahaan shirqoolada ama mu’aamaradka sida loo fuliyo. Kooxdan ayaa waxaay  bishii hore kontoraad ku qaateen in ay soo turjumaan filimo dhawr ah oo uu kamid yahay filinka lagu magacaabo 24 season, xalaqadaha 1 ilaa, iyo filimka lagu magacaabo –Revenge- iyo kuwa kale ee loo yaqaano khaakhda.

Guud ahaan Cabdi iley ayaa wuxuu marka uu daawado filimadaas wuxuu u badala ficil, kaasoo ah siyaabaha uu shacabka kula soo dhaqmayey ilaa maanta. In aay arinta sidaas u jirto waxyaabaha kale ee cadaeynaya waxaa weeye tusaalayaal kale oo ah;

1- in uu Cabdi iley wakhtigii uu hogaanka noqday uu habeen habeenada kamid ah uu maxaabiista jeel Ogaadeen in uu filin ku jilay kana duubay maxaabiistas oo ladilayo kadibna uu dagaal ONLF lagu laayey uu ka dhigay ayaa jirtay hada kahor.

2 – wuxuu sidoo kale filin kujilay labadii joornalisti ee udhashay dalkaas Sweden.

3 – waxaan ognahay in uu cabdulaahi cakara ka duubay filimo isagoo dad ku jilaya ama ku matalaya oo wixii uu soo dawaday ficil u badalaya.

4 – wuxuu sameyn jiray wakhtigii uu hogaanka ahaa in uu habeen badhkii intuu gurguurto in uu xaafadaha dayrka kore uga dhaco ama uu alaabka ku jabiyo taas oo ahaayd waxyaabaha uu filimada kaso daawado.

5 – waxaa kale oo uu sameeyaa ilaa hada in uu khamri aad u cabo marka uu doonayo in uu wax dilo si ay naxariistu uga tagto wuxuuna yidhaahdaa waa jaadkii libaaxa oo marhadii aad cabto cidna u niximeysid

6 – waxaa kale oo cadeyn u ah sida uu dadka u ciqaabo ama uu ula dhaqmo ee aan goobjooga u nahay.

Cabdi Iley_riti wataHadaba Cabdi iley ayaa waxyaabaha uu filamadas kala dhexbaxo wuxuu kula soo dhaqmayey shacabka iyo nidaamka uu hogaamiyo laga soo bilaabo wakhtigii uu hogaanka noqday, wuxuuna ficil u badali jiray maalin walba filinka uu xalay soo daawaday. Kadib intii aan helnay macluumadkaas waxaa hadana noo suurtagalay in aan helno dad aqoon caafimaad iyo mid shaqsiba uleh Cabdi iley oo ku sameeyey daraadsad ficilada iyo qaab-dhaqanka Cabdi iley waxaana kadib usoo baxday in laga yaabo in uu Cabdi iley qabo xanuunada maskaxda ku dhaca mid kamid ah oo la yidhaahdo HYPOMANIA,  Waxaana lagu gartaa Calaamadahan oo dhamaantood uu ku arkayo Cabdi iley qofkii saacad la fadhiista;

Common signs and symptoms
•    Feeling unusually “high” and optimistic OR extremely irritable
•    Unrealistic, grandiose beliefs about one’s abilities or powers
•    Sleeping very little, but feeling extremely energetic
•    Talking so rapidly that others can’t keep up
•    Racing thoughts; jumping quickly from one idea to the next
•    Highly distractible, unable to concentrate
•    Impaired judgment and impulsiveness
•    Acting recklessly without thinking about the consequences
•    Delusions and hallucinations (in severe cases)
•    Hyper interest of homosexual conversation
•    Inflated self-esteem
•     feels rested after only 3 hours of sleep)
•    More talkative than usual or pressure to keep talking
•    Flight of ideas or subjective experience that thoughts are racing
•    Attention is easily drawn to unimportant or irrelevant items
•    Increased social relation but drop out soon after
•    Sign of sadism characteristics
•    Opposite to social cultural and region believes
•    Interest to catch up the attention of others
•    Opposite to social norms and value
•    Excessive involvement in pleasurable activities that have a high
potential for painful consequences (e.g., engaging in unrestrained
buying sprees, sexual indiscretions, or foolish business investments.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay