DSC03379

Ururka dhalinyarada OYSU faraca dalka Yemen  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30 \11\2014  wuxuu ku qabtay xafladii hidaha iyo dhaqanka Ogadenia lagu soo bandhigayo oo la xuso  sanad  walba isla  markaana  lagu  xusayay Maalinta ka Hortagga Tacadiyada loo gaysto Haweenka (International Day for  Elimination  of Violence Against Women) iyadoo 16ban maalmood arima la xidhiidha xuskaa la qaban doono.

DSC03452Xafladan oo ahayd   mid aad  iyo  aad  loo soo agaasimay  ahaydna  mid  aan   iyada oo  kole  horay  loo arag  ayaa waxay muujinaysaa dhaq-dhaqaaqa  iyo  firfircoonida guud ee jaaliyada S.Ogadenia  iyo  tan  midawga dhalinayarada ee  O.Y.S.U ee  dalkan Yeman.

Xaflada  ayaa    waxaa  kasoo qayb galay  dadwayne aad u tirabadan shucuurtooduna aad u saraysay, waxayna xaflada ururka dhalinayarada OYSU ku muujiyay kartidiisa inuu qabto xafladahan oo kale iyo dadaalkiisa hawleed. Xafladan  ayaa  waxay kusoo  gaba-gabawday jawi aad  iyo  aad ufarax galiyay kasoo  qaybgalayaasha.

Waxaa iyada hubaal ah in wixii kadhacay caawa Sanca ayayna marnaba  ilaawi  doonin  jaaliyada  iyo  guud ahaan  shacab  waynaha  reer ogadenia iyo martidii kale ee kasoo qaybgashay.  Guul iyo Gobonimo.

DSC03381

DSC03460

DSC03557

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay